Madaxweyanah dalka Masar Dr.Maxamed Mursi oo khudbad xasaasi ah jeediyey (Daawo)

January 27, 2013 - Written by

mursiQaahira:-Madaxweyanah dalka Masar Dr.Maxamed Mursi ayaa caawa khudbad xasaasi ah jeediyey waxaana uu khudbadiisa diirada ku saaray xaalada siyaasadeed ee dalka Masar waxaana uu ku tilmaamay kuwa qalalaasaha ka wada dalka Masar kuwa raba in ay Masar dib u celiyaan.

Madaxweyanaha dalka Masar Dr.Maxamed Mursi ayaa waxaa kacdoon faashil ah ku wada siyaaasiyiin ka mid ahaa dowladii Madaxmed Xusni Mubaarak iyo qaar ka mid ah wadamada reer Galbeedka ee buufiska ka qaba Dhaqdhaqaayada Islaamiga ee xitaa si nabad ah ugu guuleystay xukunka sida Masar iyo dalka falstiin ee Xamaas hurmuudka ka ahayd.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha dalka Masar Dr.Maxamed Mursi oo taabaneysa arimo badan waxaana bandow lagu soo rogay gobalada dalka qaarkiis

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online