Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Riyad

January 21, 2013 - Written by

xasanRiyad:-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Riyad ee xarunta dalka boqortooyada Sacuudi carabiya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan dowlada Sacuudiga.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu ka qeyb gali doonaa  shir madaxeedka saddexaad ee Horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada waddamada Carabta kaas oo ka dhici doona magaalada Riyad

Shirka oo ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona dowladaha khaliijka iyo wadamo kale oo carbeed waxaana diirada lagu saari doonaan  ganacsiga, shaqo abuurista, iyo ka hor-taga cudurrrada dilaaga ee faafa .

Madaxweynaha DFS ayaa waxaa uu la kulmi doonaa madaxada dalka Sacuudi Carabiya iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online