Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku soo laabtay

January 23, 2013 - Written by

madaxweyneMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho xili uu maalmihii u danbeeyey uu safari shaqo ku kala bixiyey dalka Maray kanka iyo Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiisa ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha DFS , Guddoomiyaha Baarlamaanka, Saraakiil ka tirsan ciidanka DFS.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh.Maxamuud ayaa waxaa uu kulan kula yeeshay dalka Maray kanka  Madaxweynaha Maraykanka Brak Obama iyo xoghayaha arrimaha dibada Hilary Clinton iyo Madax kale waxaan uu safar kiisa ku sheega mid guul ku soo dhamaaday.

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiisa ayaa waxaa ay ka soo qayb galeen shir ay dalalka ku bahoobay Jaamacada carabtu yeesheen waxaan ay kula  kulmeen  Madax ka mid ah dowllada Sacuudiga  iyagoo ku hishiiyey in dowllada Soomaaliya laga taageero dhinac dhaqaalaha si ay wax uga qabtaan dhinac nabad gelyada iyo horumarka dalka soomaaliya .

A/cawaale
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online