Mu’asasada Safa ee dacwada iyo Hormarinta oo Dowrada u qabtay dhalinyarada ku nool Muqdisho

January 26, 2013 - Written by

9Muqdisho:-Mu’asasada Safa ee dacwada iyo Hormarinta  waxaa ay ka shaqeysaa arrimaha dacwada Diinta islaamka iyo Hormarinta qaybaha kala duwa ee bulshada soomaaaliyeed, iyadoo adeegsanayso hababka wacyi galinta waafaqsan shareecada islaamka. Mu’asasada waxay u qabatay dhalinyarada wax ka barata jaamacadaha iyo iskuulada dugsiyada sare ee Muqdisho – Somalia 11 – 13 ربيع الأول  1434H oo ku began  24 – 25  Janaayo  2013 M , Dowro labo maalmood socotay cinwaankeeduna yahay الشباب المسلم ودوره في بناء الشعب الصومالي

Waxaa duruusta dowrada ka jeediyey culimo iyo aqoonyahanno kala duwan waxaan ka mid ahaa :

1- Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay  مشكلات الشباب وعلاجها  

2- Sh.Maxamuud Sh.Axmed – Abuu sheyba  oo soo jeediyey  الإتصاف بعلوّ الهمة

3- Macalin Qaasim Xassan diini   دور الشباب في الدعوة إلى الله

4- Sh.Cali Aadan Isxaaq oo ka hadlay   أهمية العلم  للشباب 

  Waxaa  ka soo qayb galay dowrada arday tiradooda gaarayso ilaa 50 arday , kuwaasoo ahaa arday xul ah oo ka kala socday jaamacadaha iyo iskuulada sarre ee magaalada Muqdisho.

no images were found

Ujeedada Dowrada

1-    Kor  u qaadista aqoonta iyo fikirka dhalinyarada soomaaliyeed oo noqday mid ku taamaayo waxyaabo aan dan u ahayn sida tahriibka IWM.

2-   Ka qaybqaadashada wacyi galinta dhalinyarada iyo kor u qaadista himiladooda ku aadan nolosha iyo waxbarashada.

3-   Ka shaqaynta dacwada diinta islaamka si looga hortago waxyaalaha wax u dhibaayo Diinta , Akhlaaqda iyo Dhaqanka suuban ee islaam ka iyadoo la adeegsanaayo hababka Dacwadeed ee kala gadisan oo waafaqsan shareecada islaamka lagana fogaanaayo wax kasta oo wiiqi kara hadafka dacwada.

Mana ahan markii ugu horeesay oo ay dowrooyin noocaan oo kale ah qabato , waxay kuwa lamid ah dowrooyinkaan horay ugu qabatay haweenka soomaaliyeed ee k u nool magaalada Muqdisho. Ugu danbeentii dowradan ayaa noqotay mid ardaydii ka qayb qaadatay aad u soo dhaweeyeen ku dhamaatay jawi wanaagsan.

Mu’asasada Safa ee dacwada iyo Hormarinta

Halgan.net, Muqdisho

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online