Nuqulkii xeerka habdhaqanka anshaxa ururrada siyaasadeed ee Puntlland [Akhriso]

January 31, 2013 - Written by

Dr.Maxamed Xasan barreGaroowe:-Waxaa maanta ka dhacay xarunta cilmi barista ee PDRC ee magaalada Garoowe kulan ay iskugu yimaadeen 6-da urur siyaasadeed ee kala ah HORSEED MIDNIMO, UDAD,HORCAD. WADAJIR  iyo PDP waxaan ay si wada jir ah u wada saxiixeen xeerka habdhaqanka anshaxa ururrada oo ay soo diyaariyeen gudiga doorashooyinka ee dowllada Puntlland.

Haddaba Shabakadda wararka Halgan.net ayaa heshay nuqul ka mid ah xeerka habdhaqanka anshaxa ururrada siyaasadeed ee Puntlland ay maanta si wada jir ah u wada saxiixeen 6-da urrur siyaasadeed ee shirkooda uu ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntlland.

Halkaan ka Akhri Xeerka hab dhaqanka Anshaxa ururrad siyaasada ee puntlland

 

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,019 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>