Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway gaar ahaa magaalada Oslo

January 19, 2013 - Written by

ogeysiis1Norway:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norway gaar ahaan magaalada Oslo in Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay maanta Masjidka Al-Tawfiiq Tafsiirka Qu,aanka waxaana darsiga uu Sheekhu akhrin doonaa hadii alle Idmo Maalmaha Sabtiga iyo Axada salaada Maqrib ka dib .

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa caawa waxaa uu ka hadlay qaabka marka la rabo in tafsiir la Akhriyo loo baahan yahay iyo sida loo fasiro  Tafsiirka Qu,aanka.

Hoos ka Dhageyso darsigii caawa Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ee hordhac ahaa
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/468r4iuen1/horudhac_tafsiirka.mp3] Ama Halkan MP3

Halgan.net
Oslo

Leave a comment

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online