Ogeysiis ku socda jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Amsterdam
January 14, 2013 - Written by
Holland:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Holland gaar ahaan magaalada Amsterdam in la qaban doono xafalad lagula wareegayo furaha Markazka Quba waxaana lagu casumayaa dhamaan muslimiinta ku dhaqan magaalada Amsterdam in ay ka soo qeyb galaan
Waxaa ay dhici doontaa xafladaas 20-1-2013- saacada 12:00 Goobta ama adresska SCTAAFSTRAAT 27-29 1021 KD-AMSTERDAM.
Waxaa ka soo qeyb gali doona inshalaah xaflada lagu furayo Markazka Quba ee Amsterdam culumada kala ah Sheekh Suldaan Gasle.Sheekh C/baasid Sh Ahmed iyo culumo kale .
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Telfanada kala ah
+31685528748 ama 31681534429
ama Emailka :-info@markazquba.org
www.markazQuba.org

.gif)

