Ogeysiis Nadwo Cilmiyeed ka Bilaaban doonta Magaalada Burco

January 29, 2013 - Written by

markas_imaamu_shaafici_sticBurco:-Maamulka Machadka Al-Imaam Al-Shaafici ee culuunta islaamka ee magaalada Burco ayaa waxaa uu ku wargelinayaa  dhamaan walaalaha khayrka ku xiran inuu Machadku qaban doono Nadwo cilmiyeedkii sadexaad ee  sanad walba uu ku qaban jiray  Masaajidka weyn ee Jaamicu Madiina ee magaalada Burco.

Nadwadan ayaa sanadkan waxaa uu shicaarkeedu uu yahay ( ففرّوا إلي الله) waxay bilaami doontaa Habeenka khamiista ee 19/rabicul  Awal/1434 kuna beegan 31/01/2013.

Nadwadan oo gashay sanadkii sadexaad waxaa ka  soo qayb geli doona Insha Allaah culimada waaweyn ee dalka kuwaas oo looga bartay faafinta dacwada Islaamiga ah .

Waxaa kale oo Nadwada lagala socon doonaa Inshalaah Bogaga Internetka ee khayrka Faafiya.

 

Maamulka Machadka Imaam Al-Shaafici
Burco
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online