Qarax xalay ka dhacay magaalada Garissa ee gobalka Waqooyi Bari ee Kenya

January 8, 2013 - Written by

Garissa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garissa ee xarunta gobalka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in xalay Bam lagu weeraray gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Booliska Kenya waxaana ku dhaawacmay ilaa 4askari iyo laba qof oo Rayid ah.

Taliyaha Booliska degmada Garissa Col.Jorge Losku ayaa saxaafada u xaqiijiyey in xalay Bam Gacmeed lagu weeraray askar ka tirsan ciidanka Booliska Kenya waxaana uu ku tilmaamay kuwa bamka ku tuuray ciidanka amaanka magaalada Garissa kuwa Burcad ah.

Magaalada Garissa ee xarunta gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay marti u noqotay dilal iyo qaraxyo kuwaas oo lala beegsado ciidamada amaanka ee magaalada Garissa ilaa iyo intii ay ciidamada Kenya gudaha u galeen gobalada J/hoose iyo Gedo .

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online