Ururka Al-Shabaab oo dilay Denis Allex oo ay in mudo ah gacanta ku hayeen

January 17, 2013 - Written by

med_20130112_dennis-allexMuqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa goor dhowayd sheegtay inay dishay sarkaalkii sirdoonka Faransiiska, ka tirsanaa ee Denis Allex, ka dib markii ay dowlada Faransiiska ay ku fashilantay in ay xoog ku soo furato waxaana ay howlgalka ay ka fuliyeen deegaanka  Buulo-Mareer .

Warsaxaafadeed lagu daabacay bogga ay Al-Shabaab ku leeyihiin Twitter ayaa lagu sheegay in xukun dil ah lagu fuliyey  Denis Allex oo ay gacanta ku hayeen muddo ka badan saddex sano Ururka Al-Shabaab.

Bayaanka ka soo baxay Ururka Al-Shabaab ayaa wax faahfaahin ah ka bixin qaabka loo dilay iyo halka lagu dilay Denis Allex balse waxaa lawada dhowrayaa maktabka Iclaamka ee Ururka Al-Shabaab oo fariin muuqaal ah ka soo gudbin doona Denis Allex .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online