Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka G/dhiga DFS oo gaaray magaalada Baydhabo

January 2, 2013 - Written by

Baydhabo:-Wafdi uu horkacayo wasiirka G/dhiga ee DFS C/xakin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Bay waxaana socdaalka wasiirka ku weheliyey xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan DFS.

Wasiirka G/dhiga ee DFS C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi  ayaa xarunta ADC-da ee magaalada Baydhabo wuxuu kulan kula yeeshay saraakiisha ciidamada DFS ,kuwa AMISOM iyo Saraakiisha Itoobiya ee ku sugan Baydhabo.

Wasiirka G/dhiga ayaa horay socdaal ku tagay magaalooyinka Garbahaarey, Jowhar, Kismaayo iyo Marka, isaga oo geeyey Mushaarada ciidanka DFS .

Saraakiisha ciidanka DFS ee magaalada Baydhabo ayaa dhowr mar ka cawday Mushaaro la,aan heysa ciidamada DFS ee ku sugan Bay iyo Bakool.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online