Waraysi: Qoyska Mahdi Maxamed Xaashi.(Dhagayso)

January 4, 2013 - Written by

London:-Kaltuum Cabdullaahi Maxamuud iyo Maxamed Xaasho oo ah waalidka Mahdi Maxamed Xaashi oo loo haysto dacwado la xiriira argagixisada ayaa beeniyey in wiilkoodu ku lug leeyahay eedaha loo jeediyey. Waraysi khaas ah oo ay siiyeen idaacadda VOA Somali ayey ku sheegeen in wiilkooda la waayey sannadkii hore, muddo bilo ahna uu maqnaa balse aan loo sheegin halka uu ku sugan yahay inkastoo ay caddaatay inuu gacanta ugu jiray dawladda Maray kanka oo muddo ku haysay dalka Jabuuti ka hor inta aan la keenin magaalada New York.

Waxay beeniyeen waalidku inuu ku lug leeyahay falal argagxiso, waxayna sheegeen in xarigiissa ay ka dambayso hay’adda sirdoonka Biritan ee MI-5 oo sida ay sheegeen kaga aargudanaysa kaidb markii uu diiday inuu la shaqeeyo.

Waraysiga oo uu qaaday Haaruun Macruuf ka dhagayso halkan hoose

Halkaan ka Dhagayso

Source VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,004 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>