Dhagar qabayaashii dilay Sheekh Dr Axmed Xaaji oo Maxkamada Darajada 1aad ay ku xukuntay dil .[Dhagayso]

February 27, 2013 - Written by Bile Osman Keenadiid

1Boosaaso:-Waxaa maanta la horkeenay Maxkamada darajada 1aad ee ciidanka qalabka ee Puntlland dhagar qabayaashii dilay oo qaybta ka ahaa dilkii foosha xumaa ee Sh. Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan allaha u naxariistee oo 5.12.20011 ay kooxda Al-shabaab ku dileen magaalada Boosaaso isagoo sooman soona tukaday  Salaadii subax. Dhagarqabayaasha maanta ay Maxkamadu xukunka ku riday ayaa waxaa ay iskugu jiraa kuwa maxkamada joogay iyo kuwo weli maqan oo aan ilaa hadda  ciidanka Booliska Boosaaso kuna sugan dalka dibadiisa walow raggaas laga warqabo dalalka ay ku sugan yihiin ayna socoto in mudo ah dadaal la doonayo in dhaqso ah loo soo qabto.

Gudoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee dowllada Puntlland Cabdifitaax Xaaji Aadan ayaa ku dhawaaqay in xukun dil ay ku ridayaan eedaysanaasha hoos ku xusan.

  • Axmed Maxamed Cali (magaciisa xarakiga Mustaf)
  • Maxamed Maxamuud Saacadoole (magaciisa xarakiga Abu-hureyra)
  • Maxamed Abshir Cartan
  • Cabdiraxmaan Maxamed Cali
  • Cabdiqani Nuur Maxamed (Qorane)
  • Ruqiyo Xasan Maxamed Yuusuf

Dadka Maqan oo ay Maxkamadu ay ku xukuntay dilka waxaa ka mid ah

  • Axmed Cabdi Godane
  • Xasan Jaamac Xasan (Surato)
  • Cismaan Cabdirisaaq Saacid (Khaalid)
  • Mowliid Maxamed Aadan (Gaashaan)
  • Cabdiraxmaan Axmed Sheekh Cumar (Ayaanle)
  • Cismaan Axmed Qaasim (Ayuub)

Hoos ka dhagayso Gudoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee dowllada Puntlland Cabdifitaax Xaaji Aadan oo xukunkii ku dhawaaqaya

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/k1l5i9miqc/xukun.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online