Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Tawxiid oo looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur Faarax(Daawo)

February 25, 2013 - Written by

sh-abyad1Denmark:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan ayaa waxaa looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Waxaa khudbadii Jimcaha jeediyey Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah .waxaana uu Sheekhu aad ugu dheeraaday dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ay kooxda Ururka Al-Shabaab ku dileen magaalada Garoowe xili uu ku jiray salaadii casar

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhgan Sh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah

Halgan.net
Denmark

2 Comments so far

Leave a comment

  1. illahya shaikha haka abaal mariyo misaan kiisa xasanaadkaanah haugu daro anagana hana ga dhigo ku wii ku waano qaata aduun iyo aakhiraba runtii sheekha waxaa uu noo soo jee diyey khudbo aad u muru go badan oo kahad laysa sidii foosha xumeed oo loo dilaya sheekh ac\qaadir nuur allaha u naxariistee

  2. maashaa allaah ilaahay ha unaxariisto sh.cabduqaadir allah ha xifdiyo sh.cabdiraxman abyed iyo culumada kale

Leave a comment

*