Sh. Abdi Hersy (Fagare)oo tacsi u diray Eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Dhageyso)
February 23, 2013 - Written by
Toronto:-Sheekh Abdi Hersy (Fagare) ayaa tacsi u diray eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah oo ay ku dileen magaalada Garoowe kooxda Al-Shabaab iyaga oo ku dhex dilay gudaha Masjidka Badar xili lagu jiray salaadii casar .
Sh. Abdi Hersy (Fagare) ayaa waxaa uu wareysi iyo taariikh kooban oo ka hadleysa Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayuu siiyey Radio Ogaal oo xaruntiisa ay tahay dalka Canada.
Hoos ka Dhageyso Sh. Abdi Hersy (Fagare)oo tacsi u diray Eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax
Hoos ka Daawo Culumada Canada oo tacsi u diray eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax

.gif)

