Sheekh C/rashiid Cali Suufi oo tacsi u diray ehelada Sheekh C/qadir Nur Faarax
February 18, 2013 - Written by
Dubai:-Sheekh C/rashiid Cali Suufi oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan Soomaaliya ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh C/qaadir Nuur wuxuuna ku tilmaamay dilka Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax arin laga Faajico ah .
Sheekh C/rashiid Cali Suufi ayaa khayr badan u rajeeyey Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo uu mudo dheer aqoon u lahaa wuxuuna Sheekh C/rashiid alle ka baryey in uu alle Ciqaad degdeg ah ku rido kuwa soo maleegay dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah.
Hoos ka Dhageyso Kalimada Sheekh C/rashiid Cali Suufi Xafidahulaah
Halgan.net

.gif)

