Sheekh Shariif Dhawiil oo ka hadlay dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Maqal iyo Muuqal)

February 16, 2013 - Written by

SH SH DHAWIL1Nairobi:-Sheekh Shariif Dhawiil oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee oo maanta lagu aasay magaalada Garoowe .Sheekh Shariif Dhawiil ayaa ka hadlay halganka dheeraa ee uu Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax ka soo dacwada iyo sifaadka uu ku yaqaanay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah.

Hoos Ka Daawo Kalimada uu  Sheekh Shariif Dhawiil uga hadlay dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,853 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>