Sheekh Shible oo sheegay in Sheekh C/qaadir ay dileen Alshabaab iyo Xasaan (Dhageyso)
February 18, 2013 - Written by
Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dilkii Foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaana uu Sheekh Maxamuud Shible Sheegay in dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ay fuliyeen 3qolo oo kala ah gacanku dhiiglaha dilay Sheekha ,Al-Shabaab, iyo Sh Xasaan Xusen oo fatwooday in la laayo culumada oo ay gaalo yihiin.
Sheekh Maxamuud Shible ayaa sheegay in ay naf iyo maalba ku bixin doonaan difaaca culumada wuxuuna sheegay in aysan marna ka weecan doonin cadeynta xaqa iyo dariiqii lagu dilay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah.
Hoos Ka Dhageyso kalimada Sheekh Maxamuud Shible uu ka yiri dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah.
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/d3oui26q74/sh_shibil_dilka_sheekha.mp3 ]

.gif)

