Wasiirka arrimaha gudaha ee DFS oo ka waramay booqashadiisii magaalada Kismaayo.[Dhagayso]

February 26, 2013 - Written by

WasiirMuqdisho:-Wasiirka oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay shalay Kismaayo tageen, ayaa sheegay in xaaladda Kismaayo ay wanaag san tahay, isla markaasna lagu hesheeyey inay sii socdaan wada hadallada. Shalay ayey aheyd markii wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Kismaayo booqdeen, iyagoona kulan saacado badan qaatay la yeeshay mas’uuliyiinta ku meel gaarka ah ee gobolka.

Hoose ka dhageyso wasiirka oo saxaafadda la hadlaya

[audio:http://somalireal.com/wp-content/uploads/2013/02/Warbixintii-Cabdikariin-Guuleed-ee-Kismaayo.mp3]

Somalireal/Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online