Ahmiyada Dacwada Sheekh Xasan Ibraahim Ciise.(Dhageyso)

March 3, 2013 - Written by

alhidaayaNairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa muxaadaro uu Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ka jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ka hadlay mowduuc aad muhiim u ah oo loo baahan yahay in muslimiinta ay mar walba is xasuusiyaan wuxuuna ahaa muwduuca Faafinta Dacwda Islaamka.

Sheekh Xasan Ibraahim Ciise ayaa aad uga hadlay ahmiyada ay leedahay faafinta dacwada iyo sida loogu baahan yahay ducaad faafiyeen diinta Islaamka iyo manhajka Ahlu Suna.

Hoos ka Dhageyso muxaadaradii Masjidka Al-Hidaay Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Dacwa Islaamka [audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/ka1u6edxx0/yaaka_wanagbadan_daaciga_sh_xasan_ibrahim_001.mp3″] ama MP3

Yaasiin Cabdi Ahmed

Nairobi Kenya

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online