Galmudug oo Shaacisay inuu fashilmay kulan dhexmaray Galmudug iyo DFS (Dhageyso)

March 13, 2013 - Written by

GaalkacyoGaalkacyo:-Madaxweynaha maamulka Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa sheegay in wadahadaladii dhexmaray Galmudug iyo DFS uu ku dhamaaday Fashil ka dib markii la isku afgaran waayay qodobbadii ay ka wada hadleen Galmudug iyo wafdigii DFS oo uu horkacayey Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Madaxweynaha Galmudug Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa wareysi uu siiyey Idaacada VOA ku sheegay in qodobo la isku afgaran waayey  wuxuuna Sheegay in Maamulka Galmudug uu wax soo dhisay dowlada federaalka ee Soomaaliya .

Ra’iisul wasaaraha JFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii uu Gaalkacyo gaaray ugu baaqay  maamulka Galmudug inay ku biiraan maamul kale ee ka jira dalka si ay u buuxiyaan shuruudaha looga baahan yahay maamul-goboleedyada dalka, ka dhismi doona taas oo ka careysiisay madaxada Maamulka Galmudug.

Hoos Ka Dhageyso Wareysigii Idaacada VOA la yeelatay Madaxweynaha Galmudug Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid).

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/40s2wbb65v/qeybdiid.mp3″]

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online