Iftiin Media oo soo saartay barnaaamij cusub (Video)

March 14, 2013 - Written by

shafeyDenmark:-Iftin Media ayaa waxay soo saartay barnaaamijyo cusub oo ay ka mid yihiin wacyigelinta bulshada iyo gabayadii Abwaan Yusuf Jama  ,Iftin Media ayaa waxaa kale oo ay soo saartay kutub Cd-yo laga barto culuumta Computerka oo AF Somali ah waxaana howsha isku duba riday Ustaad Cabdala Shafey oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmark gaar ahaan magaalada Copenhagan .Iftin Media ayaa usbuucaan waxay soo saartay Baraamijyo lagu wacyigalinayo Bulshada iyo Gabayo uu leeyahay Abwaan Yusuf  Jaamac waxaana ka mid ah Baraamijtaas.

1-Dal baryo laguma dhiso Ustaad Abdalla shafey Hoos ka Daawo

Talooyin dhinaca waxbarashada waalidiinta soomaaliyeed. Abdalla shafey hoos ka Daawo

Dilkii Sheekh Cabduqaadir iyo Sheikh axmed Xaji C/raxmaan gabay abwaanka Yuusuf Jaamac

Gabay Ilaahay markuu dega na yiri dunida guudkeedaa iyo Abwaan Yuusuf Jamac

Gabay uu abwaan Yuusuf Jaamac u tiriyay Madaxwaynaha soomaliya Xasan Sh Maxmuud markii la doortay.

Iftin Media.

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online