Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed (Dhageyso)

March 16, 2013 - Written by

DSC00084Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya  ee magaalada Nairobi jeediyey Sheekh Mowliid  Cabdi Ahmed waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay cabsida alle iyo in alle dartiis la isku jeclaado .

Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed ayaa sidoo kale ku booriyey umada Islaamka in ay isku jeclaadaan alle dartiis wuxuuna si wanaagsan uu Sheekh mowliid uga hadlay Ahmiyada iimaanka iyo jaceylka alle.

Hoos ka Dhageyso  Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid  Cabdi Ahmed.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/8q824jbk00/khudbah_sh_mawlid.mp3″] ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online