Madaxweynaha DFS oo Agaasime KMG ah u Magacaabay Hay’adda Nabadsugidda

March 25, 2013 - Written by

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow si ku meel gaar ah u soo magacaabay agaasimaha hay’ada nabad sugida ee DFS waxaa loo magacaabay masuul uu magaciisa ku soo koobay Cabdikariim. Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo magacaabay agaasimaha hay’ada nabad sugida ee DFS ka dib markii uu saaka xilka iska casilay agaasimhii hore ee hay’ada nabad sugida DFS  Axmed Macalin Fiqi .

Madaxweynaha DFS ayaa sheegay in agaasimhii  hore ee hay’ada nabad sugida DFS  Axmed Macalin Fiqi uu iskii isku casilay ayna jirin cid cadaadis ku saartay arinkaas wuxuuna sheegay in hay’ada nabad sugida DFS ay lafdhabar u tahay amaanka magaalada Muqdisho iyo dhamaan deegaanada ay gacanta ku heyso DFS

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online