Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar) oo ahaa saraakiishii UWSLF oo shil gaari ku dhintay

March 25, 2013 - Written by

tacsiJigjiga:-Waxaa maanta shil gaari ku dhintay Allah ha unaxariistee  Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar) oo ka mid ahaa saraakiishii ururkii UWSLF waxaan sidoo kale shilka gaari uu dhaawac fudud ka soo gaaray laba qof oo kale oo la soctay Marxuum Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar)

Col.Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar) ayaa galabta casarkii lagu aasay magaalada Jigjiga waxaana aaska ka soo qeyb galay dadweyne ,culuma,udiin,iyo Masuuliin ka tirsan Maamulka DDSI.

Sheekh Ibraahim Sheekh Xusen(Ibraahim Dheere) oo ahaa Madaxii Ururkii UWSLF ayaa kalimad kooban ka jeediyey aaska waxaana uu tacsi u diray dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday  Marxuum Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar)

 

Halgan.net
Jigjiga

Leave a comment

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online