Ogeysiis :Duruusta ka socota Masjid Al-Tawfiiq oo Maqal iyo Muuqaal u bixi doona

March 17, 2013 - Written by

Cape TownNorway:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalihii ku xirnaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka ee ka socday Masjid Al-Tawfiiq ee uu akhrin jiray Sheekh Cali Maxamed Saalax oo si maqal iyo Muuqaal ah u bixi doono laga bilaabo caawa hadii alle idmo.

Waxaana darsiga Tafsirka uu soo galaa Salaada Maqrib ka dib xili magaalada Oslo ee dalka Norway Waxaa si Live ah uga daawan doontaa Inshalaah Halgan.net iyo Mareegta Masjidka Al-Tawfiiq Islamic Center Halkan ka Eeg

Live Dhamaan Duruusta Masjdka Tawfiiq Islamic Center

Halgan.net
Oslo

1 Comment so far

Leave a comment

  1. waxan ahay arday diinta barta oo ku xidhan culimda islaamka khastan culimda sunda wsc

Leave a comment

*