Raisulwasaaraha DFS oo dib ugu soo Laabtay Magaalada Muqdisho

March 6, 2013 - Written by

shirdoonMuqdisho:-Raisul wasaaraha DFS  Cabdi  Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal shaqo ku tagay gobolka Galgaduud gaar ahaan Degmooyinka Cabudwaaq, Cadaado iyo Dhuusamareeb

Raisulwasaaraha DFS ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdule wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka ee Soomaaliya , xildhibaanno iyo mas’uuliin ka tirsan labada gole ee DFS .

Raisulwasaare  Saacid  ayaa intii uu ku sugnaa gobalka Galgaduud waxaa u kulamo kala duwan la qaatay  mas’uuliyiin ka tirsan dowlada iyo madaxda  kooxda Ahlu Sunna wuxuuna ugu hambalyeeyey sidii ay isaga difaacen Ururka Al-Shabaab oo dagaalo ku haya deegaano ka tirsan gobalka Galgaduud.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online