Rasul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo gaaray Degmada Garbahaarey

March 31, 2013 - Written by Editor

Dr._SaacidGedo:Rasul wasaaraha DFS  Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa maanta  gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo,waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey madaxda maamulka gobolka, saraakiisha ciidanka DFS iyo dadweyne aad u tiro badan. R/wasaaraha DFS ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka C/kariim Xuseen Guuleed xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan labada gole ee DFS.

Raisulwasaaraha DFS   Cabdi Faarax Shirdoon ayaa galabta kulan balaaran la qaatay madaxda iyo saraakiisha DFS ee ku sugan Degmada Garbahaarey waxayna ka wada hadleen sidii loo xoogin lahaa amaanka iyo in DFS ay taageero u fidiso ciidamada DFS ee ku sugan Garbahaarey.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online