Sarkaal ka tirsan DFS oo sheegay in la wareegeen deegaanka tuulo Barwaaqo

March 12, 2013 - Written by

CiidanGedo:-Saraakiisha ciidamada DFS ee Gobalka Gedo ayaa  sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka tuulo Barwaaqo oo ka tirsan Gobalka Gedo ka dib markii halkaas uu ka dhacay dagaal kooban

Col.Cismaan Nuux Xaaji oo kamid ah Saraakiisha ciidamada Dowladda federaalka ee Soomaaliya ee gobalka Gedo ayaa warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho u sheegay in ay Al-Shabaab ka saareen deegaanka deegaanka Tuulo Barwaaqo ayna ciidanka Al-Shabaab ka dileen dhowr askari .

Guusha ay sheegteen saraakiisha ciidanka DFS ee gobalka Gedo ayaa jirin cid ka madax banaan DFS oo xaqiijin karta balse waxaa la xaqiijiyey in dagaal uu shalay halkaas ka dhacay deegaanka tuulo Barwaaqo oo ka tirsan Gobalka Gedo.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online