Sifaadka Khawaarijtii hore iyo tan dabe Sheekh Abdi Hersyi Fagare (Daawo)

March 21, 2013 - Written by

Toronto:-Sheekh Abdi Hersyi Fagare oo ka mid ah culumada iyo Ducaada ku dhaqan dalka Canada ayaa muxaadaro uu jeediyey ka dib dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaa uu ka hadlay Sifaadka Khawaarijtii hore iyo Khaawrijta Cusub

Hoos ka Daawo Sifaadka Khawaarijtii hore iyo tan dabe Sheekh Cabdi Hirsi Fagare

Halgan.net
Canada

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Maashaa Allaah shiikhanaa ilaahay ha ku xifdiyo, ishaad ka tuurtay nimankaan alshabaabna waa khawaarij aan shaki ku jirin.

Leave a comment

*