Taliyahii sare ee ciidanka xorta Syria oo la keenay dalka Turkiya isaga oo dhaawac ah (Video)

March 25, 2013 - Written by

1Turkiya:-Taliyaha hogaanka sare ee ciidanka Xorta (Free Syrian Army (FSA) Col.Riad Al-Assaad ee dagaalka kula jira dowlada Syria ayaa la keenay dalka Turkiya isaga oo qaba dhaawac ka dib markii lagu qarxiyey gaari laga buuxiyey walxaha Qarxa .

Col.Riad Al-Assaad ayaa waxaa uu dhaawac ku gaaray deegaanka  Deir Ezzor  waxaaana uu dhaawaca ka qabaa lugta iyo wajiga waxaana ay hogaanka sare ee ciidanka xorta ay ku eedeeyeen isku dayga dilka Col.Riad Al-Assaad Taliyaha hogaanka sare ee ciidanka Xorta (Free Syrian Army (FSA) in ay ka danbeeyaan Mukhaabaraadka dalka Iran iyo Ururka Xisbul laah ee dalka Lubnaan .

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online