Wafdi ka socdey EU oo soo gaaray magaalada Garoowe xarunta Puntland.

March 26, 2013 - Written by

wafdiGaroowe:-Waxaa goordhow soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi ka socda EU waxaana wafdiga horkacaya Ergayga Maraykanka u qaabilsan Somalia Ambbasador James Swan.Wafdiga ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan Maamulka Puntland waxaana wafdiga uu ka kooban yahay Safiirada safaaradaha Maraykanka ,Britain ,Sweden iyo Italy.

Wafdiga ka socda EU ee saaka soo gaaray magaalada Garoowe ayaa waxaa loo galbiyey xarunta madaxtooyada Puntland waxaana halkaas ku qaabilay Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole  waxaana haatan u socda kulan,.Kulanka ka dib ayaa waxaa la filayaa in wafdiga ka socda EU iyo Madaxweynaha Puntland ay la hadlaan warbaahinta

Halgan.net ayaa dhawaan idiin soo gudbin doonta  wixii soo kordha Inshalaah .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online