Wasiir ku xigeenka G/dhiga iyo abaanduulaha ciidanka DFS oo gaaray Baydhabo

March 19, 2013 - Written by

Baydhabo4Wafdika tirsan DFS ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana wafdiga horkacaya wasiir ku xigeenka wasaaradda G/dhiga, Axmed Maxamed Maxamuud waxaana garoonka magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyey saraakiil ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM.

Wafdiga ka tirsan DFS oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka mid ah wasiir ku xigeenka wasaaradda G/dhiga , Axmed Maxamed Maxamuud, wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta, Maxamed Rashiid Sheekh Daahir iyo abaanduulaha  ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdirsaaq Khaliif Cilmi.

Imaanshaha magaalada Baydhabo wafdiga ka tirsan DFS ayaa ku soo aadaya xili la sheegayo in ciidamada Itoobiya ay ka baxayaan gobalada Bay iyo Bakool iyo deegaano ka tirsan Bakool ay dib u qabsadeen Al-Shabaab.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online