Weriye Cabdicasiis Ibraahim (Koronto) oo dib u helay xorriyaddiisa

March 17, 2013 - Written by

imagesMuqdisho:-Maxkamadda sare ee DFS ayaa maanta sii deysay Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) oo loo heystay wareysi uu ka qaaday haweeney sheegtay in ay kufsadeen ciidamada DFS waxaana in mudo ah u xirnaa maxkamada gobalka Banaadir oo ku eedeysay in uu war been ah ka faafiyey ciidana Booliska Soomaaliya.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee DFS , Caydiid Cabdullaahi Ilka-Xanaf ayaa sheegay in dambi baarayaashii ku lugta lahaa dacwadda loo haystay weriyaha Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) ay sharci ahaan marin habaabiyeen  maxkamadda,wuxuuna amray in la sii daayo wariye C/casiis Koronto.

Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) ayaa ka tirsan  idaacadda Dalsan ee Muqdisho waxaana xabsiga la dhigay  10-kii Jan 2013 ka dib markii qoraal iyo warbixin la sheegay in uu ku faafiyey TV Universal iyo bogga Al Jazeera.

Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim ayaa markii uu maanta dib u helay xoriyadiisa waxaa uu u mahad celiyey dhamaan dadkii ka qeybqaatay sii deyntiisa .

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online