Ogeysiis:-Nadwo diini ah oo ka bilaaban doonta magaalada Boorame

April 16, 2013 - Written by Editor

Masjid-Boorame:-Waxaa dhawaan ka bilaaban doonta magaalada Boorame Nadwo cilimiyeed diini waxaana isku soo dubariday nadwadaas ururka badbaadada dhalinyarada ee lagu magacaabo Badbaado kana hawl gala magaalada Boorame.

Nadwadaan diiniga ah ayaa waxaa looga hadli doonaa Fitanka iyo mowduucyo kale duwan oo ay ugu horeyso hadgudubka diineed iyo gaaleysiinta Muslimiinta waxaana lagu qaban doonaa Masjid Jaamac magaalada Boorame habeenka Khamiista ah oo ay bishu tahay 18-04-2003, culimada iyo ducaada ka soo qayb geli doona waxaa ka mid ah:-

1- Sh. Cismaan Cali Xuseen oo ka imanaya doona (Hargaysa)
2- Sh. Ciise Muxumed C/laahi oo isaguna ka imanaya {Hargaysa}
3- Sh Maxamed Cabdi Xassan ka imanaya magaalada (London)
4- Sh Maxamed Yuusuf Cabdi oo ka mida ah culumada Borame.

Halgan.net
Boorame

 

2 Comments so far

Leave a comment

  1. ibriiq lee maan ku adimaynaa….
    Att: Walaal Hamse reer boorame keliya
    ma aha cidda ka faa’iidaysanaysaa
    waxaa la filayaa in si mubaashar ah
    loogu tabiyo daafaha dunida…
    sidoo kale idaacadaha mandaqadana
    laga wada dhagaysto…insha Allaah…..

  2. maashaa allah sidaas iyo kafaa,idaysi wacan reer booramooooooooooooooooow

Leave a comment

*