Sheekh Maxamud Shibili oo xalay muxaadaro ka jeediyay Jigjiga (Masawiro)

April 5, 2013 - Written by Editor

DSC01611Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee socdaal dacwo ku jooga magaalada Jigjiga ayaa  xalay muxaadro ka jeediyay masaajidka jaamaca ee magaalada jigjiga , muxaadaradan oo ay kasoo qaybgaleen dadwayne aad ubadan ayaa cinwaan keedu ahaa Aayada qur,aanka  ee Qul haadihi sabiilii  adcuu ilalaahi calaa basiirah.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa uu  ka hadlay in ilaahay lagucaabudo aqoon  taasoo qofkasta oo muslim,ah cibaadadiisu ay kuxidhantay in uu aqoon uleeyahay siduu ilaahay ucaabudilahaa, iyada oo ruuxwalba oo muslim,ahin  uu ubaahanyahay inuu  diintanta islaamka barto waxuuna  ku booriyay bulshadii ka sooqayb gashay in diinta labarto taasoo waajib ku,ah qof walaba oo sheeganaya islaam, rabana in uu ilaahay,sifiican ucaabudo .

Sheekh ayaa markii uu soo gabagabeeyey muxaadarada waxaa la weydiiyey su,aalo aad u tiro badan wuxuuna uga jawaabay sheekhu si wanaagsan oo ay dadweynihii ka soo qeybgalay muxaadarada aad ugu riyaaqeen.[nggallery id=464]

Sheekh Maxamuud Shible  ayaa mudo ku sugan magaalada Jigjiga ,isag oo dacwo iyo muxaadarooyin ka jeediyey  magaalooyinka kala,ah  jigjiga ,Goday,Diridhabo,Qarbri daharo.

Dhanca  kale waxaa aad ugudiirsay imaatinka Sheekh Maxamuud Shible bulshada  soomaaliyeed ee kunool deegaanka soomaalida,iyaga oo kafaa iidaysanaya kutubta iyo muxaadaraadka sheekhu uu ka wado deegaanka.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa maanta muxaadaro kale ka jeedin doona  Masaajidka Al-raxma ee magaalada jigjiga wuxuuna u jeedin doonaa inshalaah dumar .

Muxaadaraadkan iyo nashaadka dacwada ee sida xawliga uga socda deegaanka ay degan yihiin Soomaalida ayaa waxaa soo abaabushay hay,adda waxbarashada iyo dacwada DDSI  ee Al-Sunna .

Waxii faah faahin ,ah ee ka soo  baxay muxaadaradaa dumarka waan idin la soosocodsiin doonaa,in shaa alaah.

Daa,uud Shaafi
Jigjiga
Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online