Madaxweynaha DFS oo diiday Maamulka J/land iyo Gooni isku taaga S/land (Daawo)

May 18, 2013 - Written by Editor

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayey munaasabad lagu furayey xarun waxbarasho oo dowladda Turkoga hirgelisay, ayaa sheegay in uu ka digayo colaad ka dhacda gobolaha Jubbbooyinka, wuxuuna carrabka ku adkeeyey in doorashadii dhawaan ka dhacday ay aheyd mid ayan u dhammeyn dadka deegaanka, sida uu hadalka u dhigay.

Mar uu ka hadlayey Somaliland, ayuu sheegay in dowladdiisu ay xoogga saareyso sidii loo ilaalin lahaa Midnimada umadda Soomaaliyeed, isagoona Somaliland ugu baaqay inay iska iloobaan wixii horey u dhacay.

Hoos Ka Daawo Hadalka Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud

Somali Channel
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online