Madaxweynaha DFS oo saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

May 4, 2013 - Written by Editor

IMG_7440Muqdisho:-Madaxweyaha DFS Xasan Sh. Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho  kadib markii magaalada Adisabab ee dalka Itoobiya ay uga soo qeybgaleen shir ay isigu yimaadeen madaxada IGAD.

Madaxweynaha dowlada federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyey Raisulwasaaraha DFS Gudoomiyaha Baarlamanka, Wasiiro Xildhibaano iyo iyo saraakiil ka tirsan ciidanka DFS iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee DFS.

Madaxweynaha DFS ayaa markii uu ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde Waxaa warqad lagu soo diray markii ugu horeysay 22sano ka dib Bostada Soomaaliya gudoonsiiyey wasiirka warfaafinta ee DFS C/laahi Ciilmooge Xirsi

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online