Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya

May 2, 2013 - Written by Editor

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa  u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana uu ka qeybgali doonaa shir ay ku yeelan doonaan madaxda wadamada ku bahoobay urur gobaleedka IGAD.

Afhayeenka Madaxweynaha DFS Cabdi raxmaan Yariisow ayaa warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde wuxuuna xaqiijiyey in Madaxweynaha DFS uu u baqoolay magaalada AdisAbaba.

Magaalada AdisAbaba ee xarunta dalka Itoobiya ayaa 4 bishan aan ku jirno waxaa ka furmi doona shir ay isigu imaanayaa wasiirrada arrimaha dibada ee urur goboleedka IGAD waxaana shirka sidoo kale lagu falanqeyn doonaa shirka 7 bishan ka dhici doona magaalada London.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

231,959 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>