Mu,asasada AL-KARAM oo dowro u qabatay ardayda Macaahida shareecada ee Hargeysa

May 24, 2013 - Written by Editor

40Dowro ciwaankeedu yahay التحذير من المهلكات oo ay soo qababan qaabisay mu,asasada AL-KARAM ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa shalay ka bilaabantay hoolka jaamacada badar (Badar international University Dowradaan ayaa waxaa ka soo qayb galay arday ka socota 5 ka mid ah Macaahidda lagu barto shareecada ee ku yaal magaalada Hargaysa, waxayna kala ahaayeen:

1- Machadu al- dacwa

2- Machadu al- baxrayn

3- Machadu cumar buni khadaab

4- Machadu al- furqaan

5- Machad al- imaaraat

Dowradaan oo loogu tala galay in ay socoto 2 maal mood ayaa waxaa ka soo qayb galay furitaankeedii culimo kala duwan, waxaana ka mid ahaa :

1.Sh.Maxamad ibraahim jaamac oo ka tirsan madaxda raabidada macaahida shareecada

2. Sh. Aabi maxamad cali madaxa jaamacada badar

3. Sh. Ciise maxamuud c/laahi oo ka tirsan culimada wadanka aadka looga yaqaan

4. Sh. Maxamad cumar oo ah bare wax ka dhiga jaamacada bariga afrika ee garoowe

Furitaankii ka dib waxa si rasmi ah u bilaabmay duruustii loogu talagalay,Mowaadiicda loogu talagalay ayaa waxa ay kala yihiin :

1. xadgudubka sababaha keena iyo daawaeyntiisa

2. dulmiga iyo dhibkiisa

3. walaalaaltinimada islaamka iyo xumaanta qabyaalada

4. camalka jamaaciga ah iyo fawaa,idiisa.

Culimada duruustan bixisay yaa waxa ay kala yihiin:

1. Sh.Mahad Axmad Xusayn

2. Sh.Khadar c/laahi badeed

3. Sh.Faysal Maxamad Cumar

4. Sh.Maxamad Caydiid Gaas

5. Sh. C/raxmaan Cumar Cigaal

dowradaan ayaa waxa ay ka mid tahay barnaamij wacyigalin ah oo bulshada Soomaaliyeed lagagga wacyi galinayo wax yaabaha lagu halaagsamo oo muddooyinkii ugu danbeeyey ka socday magaalada Hargaysa ee caasimada S/land oo ay soo abaabushay Mu,asasada al karam ee dacwada iyo horumarinta.

Mu,asasada Al-Karam
Hargeysa,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online