Muxaadaraadkii Sh Abyad iyo Sh Abu Fadli ay ka jeediyeen Masjidka Al-hudaa ee Finland.[Daawo Video]

May 2, 2013 - Written by Editor

al huda_muxaadaroHelsinki:-Waxaa dhaawaan socdaal Dacwo ku gaaray dalka Findland Shiikh Cabdiraxmaan Abyad iyo Shiikh Cabdullaahi Abu Fadli waxaan Masjidka Al-hudaa ay ka jeediyeen Muxaadaraad ay ka soo qayb galeen dadwey naha Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimada dalka Findland ee Helsinki. Sh Cabdiraxmaan Abyad ayaa waxaa uu jeediyey muxaadaro uu ugu magacdaray u adeegida diinta Islaamka iyo waajibka ka saaran qof walba ,Halka Sh Cabdullaahi Abu Fadli uu jeediyey muxaadaro uu ugu magac daray Cudurada ku dhac Qalbiga.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradioi Sh Cabdiraxmaan Abyad.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradioi Sh Cabdullaahu Abu Fadli.


Ystävällisin terveisin,
Helsinki Islam Keskus
09 7260207
0451282818

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,248 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>