Nadwo lagu qabtay Masjidka Salaama ee Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland(Dhageyso)

May 13, 2013 - Written by Editor

العلماءHargeysa:-Waxaa lagu qabtay Masjidka Salaama ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soamliland Nadwo cilmiyeed ciwaankeedu  uu ahaa ولا تقتلوا أنفسكم  )) waxaana nadwada isku soo dubariday mu,asasada alkaram ee  dacwada iyo horumarinta bulshada

Nadwadan ayaa waxay ka mid tahay xamlo dacwadeed oo ay wadeen culumada Soomaaliyeed oo ay ku wayci galinayeen shacabka Soomaaliyeed waxaana ay xamladaas cinwaan uga dhigeen التحذير من المهلكات taas oo socotay mudo 3bilood ah.

Nadwo Cilmiyeedka lagu qabtay magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka salaama ayaa waxaa ka qeyb galay culumad kala ah.

1-Sheekh Ibraahim Ahmed Xirsi

2-Sheekh Maxamed Aden Faarax

3-Sheekh Maxamed Xusen Cali (Deeq)

Nadwadan lagu  qabtay masjidka  Al-salaam  ee  xaafadda  ibraahim koodbuur  ee  magaalada  hargaysa, ayaa waxa  ka  faa,iidaystay  dad  aad  u  farabadan  oo  ka kala yimid xaafado kala duwan  oo  ka  tisan magaalada  hargaysa,

Culimada ka qaybgashay nadwadan ayaa  waxa  ay  ka warameen  xurmada  dhigga muslimka  ah iyo  shareecadu  sida  adag  ay  uga  digtay  daadinta  dhiig  xaaraam  ah, nadwaadkan  oo  sii socon  doonta  ayaa  waxaa tabinayey iclaanka lokalka ah iyo kan dibada

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii ay culumada ka jeediyeen Masjidka Al-Salaam ee magaalada Hargeysa

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/27fyx7kqov/ha_dilina_nafihiina_.mp3″] Ama Halkan Mp3

Musasat Al-Karam ee Horumarinta Dacwada.
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online