Qarax xalay ka dhacay Masaajid Sheekh Aweys ee Magaalada Muqdisho

May 12, 2013 - Written by Editor

qarax-bomMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Bam gacmeed lagu tuuray xalay ciidamo ka tirsan DFS kuwaas oo marayey agagaarka Masaajidka Sheekh Aweys oo ku yaala Isgoyska Ceel-gaabta ee Degmada Xamar Weyne.

Bam lagu lagu weeraray caawa ciidanka DFS ee marayey agagaarka Masjidka  qulateenka  ayaa bamka waxaa uu u gudbay Masjidka waxaana ku dhaawacmay Ilaa seddex  oo ka mid ahaa dadkii weyso qaadanaayay.

Ciidamada DFS ee fariisinka ku leh Isgoyska Ceel-gaabta  ayaa howlgalo ka sameeyey xalay  Degmada Xamar Weyne ee gobalka Banaadir waxayna gacanta ku soo dhigeen dhowr qof.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Bamka uu tuuray wiil dhalinyaro ah oo markiiba goobta ka baxsaday.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online