Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed oo Muxaadaro ka jeedshay Masjid Al-Nuur ee Hargeysa (Dhageyso)

May 27, 2013 - Written by Editor

shcnasirHargeysa:-Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land waxaana uu Sheekh C/naasir Muxaadaradiisa Cinwaan uga dhigay  وقفات مع حديث إنما الأعمال بالنيات

Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed ayaa Socdaal Dacwadeed ku jooga magaalada Hargeysa waxaana uu xalay ka jeediyey Masjidka Al-Nuur muxaadao qiimo leh oo si weyn uga hadleysay Ahmiyada uu leeyahay Ikhlaasku .

Muxadaradan oo aad  u saamaysay dad waynihii dhagaysanayey ayaa markii ay dhamaatay waxa ay waydiiyeen sheekha  su,aalo  kala duwan oo taabanaya dhinacyo  badan Muxaadaradan  ayaa  waxa  ay  ka  mid tahay  wacyigalin  ay  Muasasada  Al-Karam  baryahan ka  waday deegaanada S/land.

Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii uu Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed ka Jeediyey Masjidka Al-Nuur Ee Hargeysa.  [audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/fio9w075v7/sh.clnaasir.mp3″] Ama Halkan Mp3

Muasasada  Al-karam
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online