Si Live ah Maqal iyo Muuqaal u daawo Mutamarka Islaamiga ah ee ka socda Holland

May 9, 2013 - Written by Editor

Flyer_Mu'tamar 2013-1Waxaa si rasmi ah uga bilaawday dalka Holland Mutamar Islaami ah oo ay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas ay soo abaabulaan sanad walba  waaana Mutamarkii 6aad, Mutamarkaan ayaa waxaa ka soo qayb galay ducaad iyo culimo Soomaaliyeed ee ku dhaqan Qurbaha gaar ahaan Yurub.

 Mutamarka ayaa waxaa ka qeyb galaya culumada kala ah

1- Dr Sh Cali Maxamad Salax (Norway)

2- Dr Farid Alkhawtani (Italy)

3- Sh Suldan Gasle (Holland)

4- Sh Maxamad Cabdi Umal (Livestream from Kenya)

5- Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)

6- Sh Yusuf Axmed (Sweden)

7- Sh Cabdibasid Sh Ahmed (UK)

8- Sh Maxamad Shiine (UK)

Hoos Daawo Mutamarka 6aad ee ka socda dalka Holland si Live ah

Waxaa kale oo Mutamarka aad kala socon kartaa ,Fatxusalaam.com.iyo http://www.markazquba.org/live/script/


Maamulka Halgan.net
Holland

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online