Xildhibaannada Golaha baarlamaanka DFS oo kulan yeelan doona

May 22, 2013 - Written by Editor

baarlamaanMuqdisho:-Xildhibaannada Golaha baarlamaanka Dowllad Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku qaadan doonaa xarunta Golaha shacabka si ay uga doodaan mooshin ay ilaa 110 Xildhibaan ka keeneen xukuumada uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare Saacid. Xildhibaannada Golaha baarlamaanka qaarkood ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay wadeen mooshin ay doonayaan in lagula xisaabtamo xukuumada halka qaar kalena ay ka soo horjeesteen in wax mooshin ah laga keeno Ra’iisul wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya iyo xukuumadiisa.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulanka u furmaya Xildhibaannada Golaha baarlamaanka looga doodi doono mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Saacid iyo xukuumadiisa waxaan la filayaa in doodaan ay socoto dhowr maalmood.

Ilaa hadda si cad looma oga inta maalmood oo ay socon doonto doodaan iyo qaabka ay Xildhibaannada Golaha baarlamaan ka ugu kala qaybsan yihiin mooshinka ku socday Ra’isul wasaaraha DFS iyo xukuumadiisa iyo in loo balami doono maalinta ay xukuumada Ra’iisul wasaare Saacid ay kalsoonida wiidiisan doonto Xildhibaannada Golaha baarlamaanka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2013
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online