Howl galo ay ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen magaalada Muqdisho
(June 1, 2013)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ay saaka ka bilaabeen howl galo qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho iyagoo qab qabtay dhalin yaro badan , Ciidanka DFS oo ay gacan si
AMISOM iyo Al-Shabaab oo ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaanka Balidoogle iyo Berweyn
(June 1, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta ka hadlay weerar ay ciidamada Al-shabaab ku qaadeen ciidankooda waxayna sheegeen in ay iska difaaceen weerar ay  al-Shabaab ku qaadday shalay
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweyne Ku xigeenka Kenya iyo wufuud kale
(June 1, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalaya shirka TICAD V ee ka socda magaalada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxuu kulamo gooni gooni ah la