
(June 4, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa waxaa kulan la qaatay ardayda Schoolka lagu magacaabo ATLAS COLLEGE ee magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Is

(June 4, 2013)
Leicester:-Magaaalad Leicester gaar ahaan iskuulka Crown Hills ayaa waxaa ka dhacday maalintii ay taariikhdu ahayd 27.05.2013 xaflad ayaa waxa qabtay iskuulka Lifechances Complementary School oo ah

(June 4, 2013)
Minipolis:-Waxaa ogeysiineynaa Walaalaha Jecel Barasha Diinta Islaamka In La bilaawi Doono Kutub taxana ah oo Ku saabsan Siirada Nabiga SCW Waxaana ugu Horeyn Doono Kitaabka la yiraahdo( Khulaasa

(June 4, 2013)
Johannesburg:-Waxaa masjidka Imaamu-Shaafici ee magaalada Johannesburg ee dalka koofur Afrika lagu soo gabagabeeyay dowradii sedexaad ee tafsiirka Qur’aanka kariimka ah. Dowradan ayaa ahayd tii sadd Puntland oo sheegtay in ay ku qabteen Boosaaso Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
(June 4, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka amaanka ee magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta howlgalo ay ka fuliyeen gudaha magaalada Boosaaso waxay sheegeen in ay ku qabteen Sarkaal ka tirsan Ururka Al-Shabaa Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaan oo gaaray Nairobi
(June 4, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Mohamed Islaan ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Saraakiil ka tirsan dowlada Keny

(June 4, 2013)
Boosaaso:-Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Degmada Carmo ee Gobolka Bari xafladaan oo xariga loo jaray Machad Sharci ah oo lagu magcaabo Machadka culuumta shareecada iyo luuqadda cara

(June 4, 2013)
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo soo cusboonaysiisay hesiiskii isfahamka (memorandum of understanding - MOU) ee Baarlamaanka Soomaaliya hore u diidey. haddaba Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha DFS oo soo dhaweeyey wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey
(June 4, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyey madaxa hawlgalka cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas K
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|