Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh iyo Madaxweynaha Puntlland oo caawa kulmay
(June 6, 2013)
Nairobi:Madaxweynaha dowllada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntlland Dr. Cabdiraxmaan Faroole  ayaa caawa  kulan ku yeeshay Hotel Safari Park ee magaalada Nairobi Ku
Barnaamijyo dacwadeed oo culumadu ka wadeen magaalada Garowe oo caawa la soo gabagabeeyey
(June 6, 2013)
Garoowe:-Wafdigii culumada ee booqashada ku yimid magaalada Garowe waxay xalay ku qabteen masjid ka Al-hudaa Nadwo cinwaankeedu ahaa: Maalgashiga mawsimka dacwadeed (kaalimaha iyo mashaariicda) waxaan
Kulan Ducaada ah oo ka dhacay magaalada Johannesburg
(June 6, 2013)
Waxaa maalintii khamiista oo bisha ahayd 06/06/13 bacdal maqrib lagu qabtay magaalada Johannesburg gaar ahaan Markazka albayaan kulankii ducaada. Kulankaas oo ahaa kii sedexaad oo la qabto, ayaa waxaa
Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya
(June 6, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:-Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxa
Xaflad lagu daahfurayo Radio Puntland oo ka dhacday xarunta PDRC ee Garoowe
(June 6, 2013)
Garoowe:Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray RadioPuntland oo si tijaabo ah maalmihii la soo dhaafay hawada ugu jirtay . Xaflad lagu qabtay xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ayaa lagu daahfuray Radi
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo u dhoofay Nairobi
(June 6, 2013)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow  dib ugu soo laabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana socdaal kiisa
Banaanbax ka dhan ah South African oo ka dhici doona magaalooyinka London iyo Minnesota
(June 6, 2013)
London:-Waxaa mudo aad u dheer ka socday Wadanka S/Africa, Dilka iyo Dhaca lagu hayo Qofkasta oo loo garto inuu ka soo jeedo Qabiilka SOMALI, iyadoon loo eegaynin deegaanka uu ka soo jeedo. Arintani w
Ardayda Machadka Al-furqaan ee Buuhoodle oo Imtixaanaadkii uu u bilowday
(June 6, 2013)
Buuhoodle:Waxaa maalintii Khamiista bishuna ahayd 27 Rajab 1434 H oo waa faqsan  06.06.2013  ka bilaaw day Machadka Islaamiga ah ee Furqaan ee Magaalada Buuhoodle Imtixaankii  ugu danbeeyey waxaan
Wasiiradda Arrimaha dibadda DFS oo ka jawaabtey qoraal ku soo baxay SomaliTalk.com
(June 6, 2013)
Siyaasiyiinta marka ay doonayaan in ay khaldaan rayiga dadweynaha waxay adeegsadaan hadallo ay u dhigayaan sida dadku jecelaan lahaayeen in ay ka maqlaan madaxdooda, laakiin marka la dhuuxo ah "xuub c