Wasiirka Difaaca Dowllada Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku laabtay
(June 10, 2013)
Muqdisho:Waxaa  maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Wasiirka Difaaca ee dowllada Federaalka Soomaaliya  C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi. Wasiirka Difaaca DFS C/xakiin Xaa
Afhayeenka Maamulka J/land oo sheegay in hub loo soo waday Kismaayo lagu qabtay Afgooye
(June 10, 2013)
Kismaayo:-Afhayeenka Maamulka Jubaland C/naasir Seeraar Maax ayaa sheegay in hub loo soo waday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose  lagu qabtay Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degmada A
Madaxweynaha DFS oo markale ku baaqan nabad iyo joojin dagaalka Kismaayo (Dhageyso)
(June 10, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha oo warbaahinta maana Muqdisho kula hadlayey ayaa ka hadlay dagaalada Kismaayo oo uu yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, ururada bulshada iyo qeybaha
Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose oo degan.
(June 10, 2013)
Kismaayo: - Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose Ayaa saaka Degan kadib dagaalkii  ka dhacay gudaha magaalada kuwaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Waxaa saak
Xildhibaan Aadan Bare:Jubbaland waan aqoonsanahay Kenyana ka bixi meyso Kismaayo
(June 10, 2013)
Garisa:-Guddoomiyaha xildhibaanada xibul xaakimka dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay si buuxda u taagersan tahay dhismaha Jubbaland iyo doorashadii Madaxweyne Axmed Ma
Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga (Warsaxaafadeed)
(June 10, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabtee
Ogeysiis:-Ciladii la soo daristay Halgan.net oo la xaliyey alle mahadiis
(June 10, 2013)
London:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net in la xaliyey ciladi dhanka Database-ka iyo Theme-ka waxaan ka raali gelinaynaa akhristayaasha Halgan.net dib u dhac ku
Dibad bax lagu taageerayo Juba Land laguna diidan yahay siyaasada DFS oo ka dhacay Garoowe
(June 10, 2013)
Garoowe:-Banaanbax lagu taageerayo Maamulka dhawaan laga dhisay magaalada Kismaayo ee Jubland ayaa waxaa uu ka dhacay maanta magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana banaanbaxa ka qeybgal
Jariidadda Standard oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ka Xaqiijisay Saxiixii Fawsiya
(June 10, 2013)
Garoowe:-Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi ayaa warbixin dheer ka qortay qoraalkii ay kala saxiixdeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Kenya iyo Soomaaliya - soona raacisay saxiixii labada was
Ogeysiis:-Dowro lagu qaban doono Helsinki Islam Keskus
(June 10, 2013)
Finland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland gaar ahaan Helsinki in Markazka Helsinki Islam Keskus lagu qaban doono dowradii Samarka ee 2013 waxaana ka qey

Next Page »